Ciidamo badan oo laga qaaday Kismaayo oo kusii jeeda Degmada Balad Xaawo

Maamulka Jubbaland ayaa wali wada abaabul dagaal ay ku doonayaan in ay dib ula wareegaan degmada Balad Xaawo iyo degmooyin kale oo katiran gobolka Gedo ay la wareegeen ciidamo ka amar qaata dowlada federaalka Soomaaliya. Ciidamo badan oo maamulka Jubbaland ka qaaday magaalada Kismaayo ayaa la sheegay in ay gaareen degmada Dhoobley ee gobolka Jubadda … Continue reading Ciidamo badan oo laga qaaday Kismaayo oo kusii jeeda Degmada Balad Xaawo